Muqdisho (HM)-Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in wali aan xal laga gaarin khilaafkii maamulkiisa kala dhexeeyay dowladda Soomaaliya....
Garoowe ( HM ) Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi DENI oo uu weheliyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa maanta kormeeray Taliska guud ee...
Muqdisho ( HM )-Alle ha u Naxariistee Xildhibaan Cismaan ilmi boqore oo ka Tirsnaaa Baarlmaanka Soomaaliya ayaa Kooxo Hubaysan ku dileen degmadda Kaaraan...
Muqdisho (HM)-Maanta oo kale 23 February sanadkii 2017 waxaa xilli subaxnimo ah xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya loo magacaabay Xasan Cali Kheyre, 15...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow u ambabaxay dalka Masar, iyadoo safarkiisa ku soo aaday, maalmo kaddib markii uu...
Muqdisho ( HM) Munaasabaddaasi lagu xusayo aas-aaska Ciidanka Asluubta awgeed ayaa waxaa maanta xarigga laga jaray Xabsi Qurux badan oo laga hirgaliyay...
Muqdisho ( HM) Sidii aanu Horay u baahinay waxaa dhowaan magaalada Muqdisho gaadhay Wasiiro ka tirsanaa Xukuumadii Somaliland, ee uu Hogaamiyey Axmed...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Arrimaha Dibbada Kenya Monica Juma ayaa ka dalabtay dowlada Soomaaliya inay sharaxaad buuxda ka bixiso khilaafka labada dal ee salka...
Muqdisho (HM)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta iyo ergooyinkii shirka ka soo qaybgalay, waxay si wayn u soo dhaweynayaan Soo-bandhigidda iyo Xaqiijinta...
Garoowe (HM)-Madaxeynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr. 02, Feebaraayo 21 2019, kaga bedelay magacii hore ee Wasaaradda...