Kadib markii laba gabdhood oo midi muslim tahay ay soo galeen tareen kuwa dadweynaha ah waxay Halkaasi kala kulmeen weerar & hanjabaad...
Wasiir ku xigeenka arimaha Gudaha maamulka khaatumo Abshir C/casiis oo waraysi lala yeeshay ayaa kawar bixiyey Arimo bada oo xasaasi ah oo...
Cabdi salaan Hareeri oo kamid ah wariyaasha ugu rug cadaasan warbaahinta ku hadasha afka soomaaliya ayaa wax laga weydiyay dhacdooyinkii ugu yaabka...
Dacwo socotay in ka badan 5 bilood ayay Maxkamadda Sare ee Dalka waxay 16 May 2017 baabi’isay go’aankii Madasha Qaranka iyo Guddigii...
Madaxweyne Cali khaliif galeyr ayaa hawada umariyey Duco & Boggaadin madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Prof Cali khaliif ayaa sidoo kale Fariin udiray...
Senator Muuse Suudi ayaa Shaki galiyay la Sii Shaqaynta Dowlada Fadaraalka Soomaliya isgoo tusaalaynaya arimo Badan oo ku saabsan Dowlada Talaabooyin ay...
Sida aan wararkeenii hore idiinku soo gudbinay, Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in qaraxii ka dhacay maqaayad ku taal banaanka dekadda...
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiiboyinka iyo mas’uuliyin ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa booqday Degmooyinka Doolow iyo Waajid ee gobollada Gedo iyo...
Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa maanta Xoriyadiisii dib loogu soo celiyey kadib markii uu in mudo ah kujiray Xabsiga hargeysa. Coldoon ayaa...
Maalmahan waxaa sii kordhaya weerarada ururka Al-Shabaab ay ka geystaan Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya iyo Gobolada dalka. Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay...