WARARKA SOOMAALI

Daawo Wasiir kuxigeenka Arimaha gudaha M/Khaatumo oo Waraysi Ku sheegay Arimo badan oo xasaasi ah & Madaxweyne Cali khaliif oo safarkiisa…

Wasiir ku xigeenka arimaha Gudaha maamulka khaatumo Abshir C/casiis oo waraysi lala yeeshay ayaa kawar bixiyey Arimo bada oo xasaasi ah oo waqti xaadirkan taagan islamarkaana kusaabsan Safarka madaxweyne Cali khaliif Galeyr & Xaalada Deegaanada Khaatumo ee Hada & sidoo kale wadahadalada ubilowmay maamulka Khaatumo & maamulka Somaliland…

HALKAN RIIX VIDEO DAAWO

SOMALI NEWS

To Top