WARARKA SOOMAALI

Daawo : Cabdi salaan Hareeri oo dhacdo yaab leh kasheegay xili uu waraysi kaqaadayay Hogaamiyaha…..

Cabdi salaan Hareeri oo kamid ah wariyaasha ugu rug cadaasan warbaahinta ku hadasha afka soomaaliya ayaa wax laga weydiyay dhacdooyinkii ugu yaabka badnaa inta warbaahinta kujiray.

Cabdisalaan ayaa sheegay in dhacdooyin yaab leh soo marayn oo mid waliba kasii darantahay midii hore waxaana oo soo hadal qaaday dhacdo siweyn soomaalida oga warhayaan ilaa maanta oo talefonada dadka ku shubtaan.

HALKAAN RIIX KA DAAWO MUUQAAL KA

Dhacdada oo sheegay Hareeri uguna yaabka badneyd ayaa ah xili oo waraysi ka qaadaaye mid kamid ah horjoogayaasha burcad badeeda oo soomaaliya xili ku xooganeyd kana wareysanaaye markab ay qabsaayn.

Isku soo wada duub warbaahinta soomaalida ayaa la kulanta dhacdooyin yaab leh ayadoo wararka ku tabinayaan xaalado aad u adag madaama dalka dowlad iyo xasilooni daro in badan kajirtay.

SOMALI NEWS

To Top