WARARKA SOOMAALI

Daawo:Maamulka Soomaaliland oo sheegay in ay Qabteen Xubno ka tirsan Daacish iyo Al-shabaab-Video

Magaalada Hargei ayaa waxaa lagu qabtay 6- Nin oo lagu sheegay inay ka tirsan yihiin Ururada Al-shabaab iyo Daacish, Kadib Howlgal Ciidanka amaanku ay ka sameeyeen Degmada Ibraahim Koodbuur ee magaalada Hargeisa.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wasiir Dawladaha  Amniga Maxamed Muuse Diiriye oo arintaasi wax laga waydiiyey ayaa ka gaabsaday, Balse wuxuu shacabka ugu baaqay inay siwayn u ilaaliyaan Amniga.

SOMALI NEWS

To Top