WARARKA SOOMAALI

Daawo: Wasiirada loogu jecelyahay xukumada RW Kheyre oo gaartay Xaduudaha Soomaaliya & Itoobiya.

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiiboyinka iyo mas’uuliyin ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa booqday Degmooyinka Doolow iyo Waajid ee gobollada Gedo iyo Bakool, iyagoo u kuurgalayay xaaladda abaaraha ee ka jira deegaannadaasi.

Drs Maryan Qaasim Axmed Wasiirka Gargaarka oo Warbaahinta Qaranka la hadashay ayaa sheegtay inay soo kormeereen degmooyinka Waajid iyo Doolow oo ay halkaasi ku soo xogwareysteen dadka ay abaartu sameysay.

HALKAN RIIX VIDEO DAAWO

SOMALI NEWS

To Top