Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaas...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed waxaa uu Maanta hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed. Farmaajo...
Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Ambasador Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa fariin muuqaal ah uu soo duubay ugu baaqay Madaxweynaha...
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa uga digay Guddoonka Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka inay qaadaan tallaabooyin lagu dibindaabinayo xasilloonida iyo geeddi socodka doorashooyinka dalka...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah waxaa la filayaa in kulan aan caadi aheyn ku yeeshaan Xarunta...