Home » May 31st, 2015 Entries posted on “May, 2015”

Daawo: Madasha 60 oo Dood adag oo lagaga hadlay Tirakoobka gobolada Somalia}Dawo}.

Barnaamijka guuxa madasha 60ka ee dadweynaha ayaa lagaga doodey tirakoobka dhawaan dawladda Soomaaliya shaacisay, waxana dooda ka qayb qaadanaya rag iyo haween inta badan qurbaha jooga, ayagoo aragtidooda ka dhiibanaya sida ay u arkaan tira koobka la sheegay in laga qaaday 18kii gobol ee dalka, taasoo lagu sheegay qiyaas guud. HALKAN KA DAAWO DOODA… Waxa […]

May 31st, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Wasiirka qorsheynta oo sheegay in Tirakoobkani yahay Qiyaas guud cidina aysan waxba ku qaybsan doonin…

Wasiirka Qorysheynta iyo xidhiidhka caalamiga ah Abdelraxmaan Cali Caynte ayaa sheegay in tirakobka wasaaradiisu shaacisay uusan ahayn mid rasmi ah, isla markaana ay ku jiraan dal daloolo u baahan dibu sixid. HALKAN KADAAWO MUUQAALKA Wasiirka ayaa meesha ka saaray in tirakoobkan uu yahay mid wax lagu qaybin doono, maadama uu sheegay inuusan ahayn rasmi ee […]

May 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Maamulka Siilaanyo oo wajigabaxii Cunsuriyadeey ku kaceen ka hadlay{Video}.

Umadda Soomaaliyeed ayaa la fajacsan falka ka dhacay Berbera, kaasoo aan laga fileyn dad Soomaaliyeed oo ku hadlaya luqada afka Soomaaliga ah. Waxa maamulka Siilaanyo lagu tilmaamay habdhaqameedkiisa kan ka jira S Afrika oo kale, waxana arintani noqotay mid wajigabax ku noqotay ayagoo hada ka hadlay , mawqifkoodii hore. HALKAN KADAAWO MUQAALKA Waxa kale oo […]

May 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Fu,aad Aadan Cade Oo Qirtay In Cali Khaliif Iyo Cali Ciise Ay Dalka Kasaareen Xili Uu Siilaanyo Waxba Uqaban Waayey

fu,aad aadan cade ayaa xili ay waraysi ka qaaday warbaahinta madaxa banan ee afka soomaliga ah ayaa waxa uu sheegay in cali ciise cabdi oo ah masuuliyiinta maamulka khaatumo uu dalka kaqaaday xili uu dhaawac kasoogaadhay gaadhi uu watay wiil yar oo siilaanyo ku shir qoolay islamarkaasina dhawac halisa ugaystay HALKAN KADAAWO VIDEO warbaahinta madaxa […]

May 30th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo. Shirweynihii balaadhnaa ee beesha Tolomogge ee MN{Full Video}.

Shirweynihii beesha Tolomoge ee ka dhacay magaalada Minneapolis ee gobolka MN, ayaa ahaa mid balaadhan, waxana shirkan laga hadlay arimo badan oo xaasaasi ah, waxana dadka ka soo qaybgalay ka kala yimideen dalweynaha Maraykanka iyo dalka Canada. HALKAN KA DAAWO… Waxa sidoo kale shirweynahan lagu faah faahiyey waxya uu daaran yahay, ayadoo beeshani degto dalalka […]

May 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Wada hadalada Coodanlle oo la sheegay inaan loo dhameyn.

Deegaano badan oo ka tirsan gobolka Cayn gaar ahaan kuwa colaadu saameysay ayaa la sheegay inaan laguba casuumin nabadeynta ka socota tuulada Coodanlle, deeganada aan looga yeedhin wax garadkeedii waxa ka mid ah deeganadii ugu danbeeyey ee dirirtu ka dhacday iyo dilalka qorshaysan, sida Horufadhi, Gocondhaale, Ceegaag iyo deegano kale oo dhamaatood ay colaadu si […]

May 29th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Cawaaqib xumada Berbera ka taagan ” Caruur & Haween ku dul Godoonsan markab lana yidhi ciida cagaha dhigi maysaan” Qayla dhaan Somalinimo{Video}.

Muqaal kale oo ka turjumaya waxshnimada maamulka Somaliland iyo dekeda qaranka ee Berbera ee ay haystaan ayaa markale indhaha Soomaalida soo jiidatay, waa haween caruur yar yar sita oo markab badda taagan la yidhi kama soo degi kartaan, waxana la soo dejiyey dadka intii beesha Isaaq ka soo jeeday, halka dadkii kale ee Soomaaliyeedna lagu […]

May 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Dagaal yahankii Xasan Turki oo Geeriyoodey.

Wararka ka imaanaya koofurta Soomaaliya ayaa sheegaya in uu xalay geeriyooday Sheekh Xasan C/laahi Xirsi oo loo yaqaanno Xasan Turki. Geerida Xasan Turki waxaa xaqiijiyay ururka Al Shabab. Idaacad ay leeyihiin al-Shabaab ayaa laga akhriyay taariikh nololeedkiisa. Wuxuu ku geeriyooday Hargayso yareey oo ka tirsan gobolka jubada dhexe. Wuxuu u geeriyooday xanuun hayay sanadihii u […]

May 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Maqaal: Wasiir Odawaa Hiilkaagu waa mid Qaran oo qiimeyn mudan.

Taariikhda Soomaalidu waa is rog rogtaa, dadka Soomaaliyeedna waxay lee yihiin habeen, mana waayaan halyeey meel uun buuxsha, dad badan ayaa sas ka qabey inay jiraan dhalin da’daas ah oo qaadan kara mas’uuliyad heer wasiir arimaha gudaha ah oo ah wasaarada ugu balaadhan qaranka Soomaaliyeed. Waxa muuqatay in Wasiika Arimaha gudaha iyo Federaalka Mudane C/Raxmaan […]

May 28th, 2015 | Posted in fikradaha,wararka | Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timi Marxuum Xaji Axmed Xaji Warsame Gandaa.

إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ‎  Waxaa Tacsi Tiiraanyo Leh Diraya Qoyska Reer Xaji Maxamed Cawl Iyo Reer Garaad Geeridii Naxdinta lahayd  ee ku timi Marxuum Xaji Axmed Xaji Warsame Ganda, Oo Malintii shalay ku Geeriyooday Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio.  Waxaan Eebe Uga Baryaynaa In Ilahay Janadii fardowsa ka Waraabiyo Marxumka.  Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu […]

May 28th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • ahmed: oo dhulbahantow ma tolkeen ayaad xiniinyo u leediheen yaa idin ka futa xun ciise hadii aad far ku fiiqdaan tan...
  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...