WARARKA SOOMAALI

Video: DF oo dardar lasoo baxay markii War cad loo sheegay iyo Nicholas Kay oo Shaaciyey Bisha Doorashada 2016

Ergayga Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Key ayaa wuxuu shaaca ka qaaday Xiliga ay doorashadu ka dhacayso dalka Soomaaliya Sanadka 2016-ka Isaga oo sheegay  Inay Qabsoomi doonto Bisha Sept. 2016-ka

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Dawladda ayaa dar darkan xoogani bilaawday ka dib markii uu Wasiiska Arimaha Dibadda ee Dalka Maraykankanka John Kerry iyo Dowladaha Reer galbeedka ay Madaxda Sare ee dalka u sheegeen inaysan waqti kororsi Aqbali boonin, Dowladana looga fadhiyo in ay qabato Doorasho xor ah oo ay umadda Soomaaliyeed ku dooran karaan cidii ay iyaga Doonayaan inay Hogaamiso.

mr key

SOMALI NEWS

To Top