Kooxda Alshabaab ayaa weerar culus ku qaaday shalay kolonyo ka tirsan AMISOM oo ku sii jeeday magaalada Jowhar. War rasmi ah oo...
Waxaa maanta iska hor imaad dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay xaafada Kaawo Godey ee degmada Dharkeenley, waxa...
Jaaliyada Soomaaliyeed Ee dalka Turkiga Iyo Ha’yado caalami Ah Ayaa Abaal marin U gartay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi Farmaajo. Abaal Marintani Ayaa...
Jawiga ama cimilada magaalada Hargeysa ayaa Saaka ah mid rooban isla markaana waxaa deeganada Maamulka Somaliland oo abaaro xoogani ka jireen mudooyinkii...
Shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu ka joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay 2-da Maarso 2018 magaalada Kampala ee Uganda,...
Wasiirka arrimaha dibadda Maamulka Somaliland Sacad Cali Shire oo maalintii shalay ahayd ku laabtay magaalada Hargeysa kadib markii uu ka soo laabtay...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir gaar ah la yeeshay Madaxweyne Kuxigeenka Koowaad ee Burundi Mudane Gaston Sindimwo oo ka qeyb...
Kadib hadalkii uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu uga hadlay heshiiskii Dekeda Berbera ee ay saamiga ku kala saxiixdeen Shirkadda...
Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac ayaa si baaladhan loogu soo dhoweeyay deegaanka Xidh-xidh ee Gobolka Sool. HALKAN KA DAAWO VIDEO Garaad...
Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay bayaan ay kaga hadleyso heshiiskii Dekeda Berbera ee ay wada galeen...