WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Kolanyadii Ciidamadda AMISOM ee Kooxda Al-shabaab dabka ku qabad siisay Duleedka Balcad iyo sida wax u dhaceen-Video

Kooxda Alshabaab ayaa weerar culus ku qaaday shalay kolonyo ka tirsan AMISOM oo ku sii jeeday magaalada Jowhar.

War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Burundi ayaa lagu sheegay in ciidamadooda khasaara xooggan uu kasoo gaaray weerar shalay ku qabsaday duleedka degmada Balcad ee Shabeelaha dhexe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top