WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maamulka Somaliland oo si adag uga jawaabay hadalkii Dowladda Soomaaliya ee ay Heshiiska Dekedda Berbera waxba kama jiraanka ku tilmaantay-Video

Maamulka Somaliland ayaa si adag u dhaliilay go,aankii Dowladda dhexe ee Soomaaliya maalintii shalay ahayd kaga hor timid Heshiiska maamulkaas la galay Shirkadda laga leyahay dalka imaaraadka carabta ee lagu magacaabo DP WOLRD.

Wasiirka warfaafinta Maamulka Somaliland Guri Barwaaqo oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaaada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ayaa ganafka ku dhuftay hadalkii kaso yeedhay Ra,iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Waaxada Wasaaradda Gaadiidka iyo Dekeddaha ee Somaaliya oo si wada jir ah uga hor yimid Heshiiska boobka cad ah ee Khayraadka Soomaaliya sida ma naxnimadda ah Somaliland doonayso in ay gacanta ugu galiso Itoobiya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top