WARARKA SOOMAALI

Daawo Yaabka:-Sacad Cali Shire oo ku doodaya in itoobiya ay xaq u leedahay in ay Saami ku yeelato Dekedda Magaalada Berbera-Video

Wasiirka arrimaha dibadda Maamulka Somaliland Sacad Cali Shire oo maalintii shalay ahayd ku laabtay magaalada Hargeysa kadib markii uu ka soo laabtay safar uu ku joogay Dalka isku taga imaaraadka ayaa markii uu Hargeysa ku soo laabtay waxaa uu ka hadlay Heshiiskii uu shirkadda DP Wolrd ugu soo saxiixay Dalkaas.

Balse waxaa yaab lahaa in Sacad Cali shire isaga oo iska dhicinaya eedaha iyo hadalkii Dowladda Soomaaliya kasoo yeedhay ee ahaa in aysan xaq ahayn isla markaana waxba kama jiraan yahay Heshiska Berbera ayuu sacad yidhi,,Itoobiya xaq ayey u leedahay in ay Saami ku yeelato Dekadda Berber!!,,.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

 

SOMALI NEWS

To Top