Wasiirka Arrimaha Debeda Maamulka Somaliland Sacad Cali Shire ayaa Maanta Looga Yeedhay Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland Waxaana Wax Laga Waydiiyey Arrinta Dekeda...
Ra’isul wasaarihii hore ee Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa galay guurkiisii labaad, waxa uuna ka kala dhacay Somalia iyo wadamo kale oo dhowr ah. HALKAN...
Sacaadaha soo socda waa lagu balansan yahay in xarunta golaha shacabka uu ka furmo kalfadhigii 3 aad ee barlamanka soomaaliya. Xildhibaanada ayaa...
Xili wali taagan tahay Xiisada Siyaasada ka Dhalay Heshiiskii Berbera Waxa Dood Kulul Dhex martay Xildhibaan Sakariye Sheekh maxamud Oo ka mid...
Qaar kamid ah Madaxda dhaqanka ee Gobolada SSC ayaa gaadhay Deegaanada Gocondhaale iyo Hurufadhi ee Waqooyiga magaalada Buuhoodle, Halkaasi oo Colaadi ku...
Assalamu Calykum W Wacdiga, wax isu sheega iyo dooda wanaagsani waxa ay door wayn ka ciyaaraan ka hortaga iyo dawaynta khaladaadka ubadka....
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in maamulkiisu UU dagaal la geli doono Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Muuse Biixi...
Cali Khaliif Galaydh oo ka hadlayey shirkii Beesha Maxamed Garaad Bahararsame oo maalintii shalay kusoo dhamaaday deegaanka xidh-xidh ayaa ku celceliyey in...
Mustafe Maxamed Martin oo dhowaan ku dhowaaqay inuu yahay Madaxwaynaha Maamulka Cusub ee United Somaliland ayaa ka warbixiyey Maamulkii uu soo dhisay,...
Waxaa lasoo Afmeeray Shirkii Beelwaynta Baharasame uga Qabsoomay deegaanka Xidh-xidh ee Gobolka Sool, Oo ay ka qayb galeen Garaadka Guud ee Beelaha...