Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo shir jaar’id qabtay ayaa sheegay in arintan aysan aheyn oo kaliya in xilka leyga qaado laakiin sida uu...
Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa looga...
Senatarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xaruntooda Magaalada Muqdisho, waxay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen in shirkadda...
Waa maareeyihiii Hore ee Tvga Hargeysa, waa muwaadin Soomaaliyeed oo ka soo jeeda Hargeysa, waa Sanetor Aqalka Sare ee shacabka ka tirsan,...
Wararka imaanaya magaalada Widh-widh ayaa waxay sheegayaan inuu Halaasi shir uga socdo Dr. Cali Khaliif Galaydh madaxwaynihii khaatumo iyo Xubno ka tegay...
Waxaa mudooyinkan dambe sii xumaanayey xiriirka u dhaxeeya uk iyo ruushka ,oo Hadda maraya meeshii ugu xumad,ka dib markii ay Ingiriisku...
Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaadhay qeybtii saddexaad maxaabiis laga keenay dalka, kuwaa oo soo deyntooda dadaal dheeraad ah u ku bixisay...
Mooshin kalsooni kala noqosho ayaa laga gudbiyay Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, kaasoo Xukuumadda iyo Madaxtooyada ay...
Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay loo qeybiyay Xeerkii ay maalin kahor soo meelmariyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka ee ku aadanaa...
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku tagey wadanka Imaaraadka Carabta, kadib markii uu casuumaad ka...