Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa baajiyay safar lagu waday in maanta oo Axad ah uu ku tago dalka Qatar, sababo la...
Dr. Cali Khaliif Galaydh oo dhowaan magaalada Widh-widh isugu yeedhay Qaar kamid ah Xildhibaanada Khaatumo magaalada Widh-widh ayaa waxaa Halkaasi looga dhowaaqay...
Waxa idilkood la ogaysiinayaa inay Soomaalida ku dhaqan caasimada gobolka Ohio ee Columbus inay ka soo qaybgalaan kulan muhiim ah oo dhici...
Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka oo maanta shir ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa ugu baaqay Guddoomiye Jawaari inuu is casilo oo...
Guddiga joogtada ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka oo goor dhow shir ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in la...
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani C.raxmaan C.laahi Cirro oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Sababta uu ku diiday...
Xildhibaan Daahir Amniin Jeesow oo kamid ah Xildhibaanada BFS ayaa si kulul uga hadlay Shir Jaraa’id oo uu qabtay Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, kadib...
Ciidamada ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa guud ahaan la wareegay Ammaanka xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdishio. Ku dhawaad...
War saxaafadeed ay si wadajir u soo saareen Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta, Talyaaniga, Mareykanka, Ingiriiska, Sweden iyo Itoobiya...
Wararka ka soo baxaya Khilaafka iminka soo kala dhex galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane...