Prof. Cumar Yagoori oo Kamid ah Aqoonyahanka ku dhaqan Gobolka Sool, ayaa u Jawaabay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Guri Barwaaqo. HALKAN KA DAAWO...
isbuucyadii lasoo dhaafay waxaa ka taagnaa guud ahaan deegaanada Somaliland gaar ahaan magaalada Hargeysa khilaaf xoogan oo u dhaxeeya Haweenka Beesha Ciida-Galle...
Madaxweynaha Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliye Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta Tababar usoo xiray Urur ka...
Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku amaray...
Wararka ka imaanaya degmada Saylac ee Gobalka Awdal waxaa ay kusoo waramayaan in ilaa maalintii shalay ay halkaas ka taagan tahay arrrin...
Faah faahin ayaa ka soo baxaya iska hor imaad culus oo maanta barqadii ka dhacay xaafado ka tirsan degmada Hodan ee magaalada...
Is rasaaseyn culus ayaa waxaa ay muddo ku dhex mareysa xaafado ka tirsan degmada Hodan Ciidamo ka tirsan Nabadsugida iyo Ciidamada uu...
Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo Kamid ah Xildhibaanadda baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo...
Xildhibaano ka tirsanaa Baarlamaankii hore ee Soomaaliya oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cusmaan...
Qaar kamid ah dhalinyrada magaalada Buuhoodle ayaa baaq u diray Madaxda Dowladda Soomaaliya oo uu ugu horeeyaan Madaxweyne Farmaajo iyo Ra,iisul wasaare...