WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Kacdoonka ka dhanka ah Buuggii uu kaga been abuurtay Taariikhda Daraawiishta,Guri-barwaaqo oo Laascaanood ka bilowday-Video

Prof. Cumar Yagoori oo Kamid ah Aqoonyahanka ku dhaqan Gobolka Sool, ayaa u Jawaabay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Guri Barwaaqo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu siwayn uga hadlay Taariikho iyo Arimo kala duwan oo ku Saabsan Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, Wuxuuna ka difaacay waxyaabo uu ka qoray Guri Barwaaqo Daraawiishta Sayid Muxamed Cabdulle Xasan oo uu buugiisa SOOYAAL kaga hadlay waxyaabo badan oo bulshadu ay la yaabtay.

Wasiir Guri Barwaaqo ayaa dhowaan waxaa sidoo kale ku kacay Haweenka Beesha Ciidagale oo kamid ah dadka Buugaasi oo gefka ugu gaystay.

SOMALI NEWS

To Top