Magaalada Garoowe ee xarunta Mamulka Puntland Ciidamo ayaa weearar ku qaaday Dad shacab ah oo sida ay ku eedeeyeen iyagu markii dambe...
Gudoomiye Ciro ayaa jawaab kulul siiyay Faysal Cali Waraabe iyo Madaxweyne Ku Xegeenka Saylici HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Puntland iyo Gaadiid dagaal oo uu watay ayaa Ka goostay Puntland, Isagoo ku biiray Ciidamada Somaliland. Munaasibad lagu...
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta waxaa uu hor tagay Golaha wakiilada Somaliland,waxaana uu halkaas ka jeediyey Khudbadiisii Dastuuriga ahayd,Muuse Biixi...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee uu mooshinka ka yaallo Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ay wehliyeen Guddoomiye kuxigeenka labaad Mahad Cawad, Xoghayaha Guud...
Maamulka Gobolka Gedo ayaa sheegay in ciidamo difaaca Beledxaawo ay u dirayaan, kaddib markii labadii maalmood ee la soo dhaafay Ciidamada Kenya...
Dagnaansho aaan cago badan ku taagneyn ayaa Saakay laga soo sheegayaa magaalada Baladxaawo ee Gobolka Geddo. Magaalada Baladxaawo ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey...
Daawadayaasha Qiimaha leh ee Shabakadda Horufadhimedia.com waxaan halkan idiinka soo gudbin doonaa wararkii clamka falanqeyntii iyo wararkii Diblamaasiyadda ee aad uga barateen...
Xarunta Xalane ee muqdisho Ayaa Noqotay Xarun Ah Dowlad Dowlad ku Dhex Dhisan Ilaa Hada Cid Og ma Jirto Ha’yadaha Jooga xalane...
Maalmihii la soo dhaafay waxaa magalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ka taagnaa xiisad u dhaxeysa dadka deegaanka iyo Ciidamada Kenya kadib...