Madaxweymaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarigga ka jaray Xarunta Kaydka Gaaska cuntada Soomaaliya ee Benaadir, taasi oo ka qayb...
Hoggaamiyaha KMG ah ee Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-cali Firdhiye ayaa Maanta oo Axad ah isku shaandheyn iyo magacaabis ku sameeyay xubnaha...
Lix ruux oo ahaa burcad-badeed Soomaali ah ayaa weerar ku qaaday Markab shidaal oo sitay calanka Jasiiradaha Marshall, kaasi oo uu weerarka...
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa markii saddexaad u fariisaneysa dhageysiga kiiska eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan inuu dilay kadibna...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay isku day dowladda Itoobiya ku dooneysay in Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ugu...
Saraakiil ciidan ka tirsan dowladda Imaaraadka Carabta ayaa caawa lagu dhex dilay gudaha Xerada Milateriga Jeneraal Gordon ee Muqdisho, kadib markii uu...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdirashakuur Warsame ayaa...
Taliska ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War kasoo saaray dhacdo Argagax leh oo maalintii shalay oo jimco aheyd ka dhacday degmada...
Waxaa saaka xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa deegaanka Jiic-boor ee galbeedka Gobolka Mudug, halkaasi oo uu shalay oo jimco aheyd uu ka...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Haweeney duhurnimadii Maanta magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Dharkeenley ku dishay ninkeeda oo ahaa Askari ka...