Dagaalo xooggan oo u dhexeeyay ciidanka Maamulka Somaliland iyo ciidanka deegaanka SSC ayaa arroornimadii hore ee saaka dib uga qarxay duleedka Bari...
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad...
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa booqanaya dalka Niger ,lugtii labaad ee booqashadiisa kooban ee uu ku marayo wadamada Afrika....
Golaha Aqalka Sare ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoona ansixiyay hindise sharciyeedka dhowrista xogta, kadib markii gudddigii ka soo shaqeeyey...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada ayaa Maanta ka furmay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,...
Wasaaradda Difaaca ee dalka Turkiga ayaa iska fogeysay in Diyaarad Helikobtar ah looga soo riday waqooyiga dalka Iraq. Baraha Bulshada ayaa lagu...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada ayaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo magaalada Baydhabo ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka furamayo shirka...
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Baydhabo caasimada...
Gacanka Oman ayaa waxa maanta oo Arbaco ah ka bilowday Dhoolatus Milliteri oo ay ka qeyb galayaan Ciidamo ka kala socda dalalka...