Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya gabar xalay sadii dhexe magaalada Muqdisho ku dishay Askari ka tirsanaa ciidanka xoogga gaar ahaan guutada...
Warara laga helaayo Magaalada Ankara ee Dalka Turkey ayaa sheegaya in shirkii lagu dhex dhexaadinayay dowladdaha Somalia iyo Itoobiya uu marayo meel...
Qaraxyo xooggan ayaa gelinkii dambe ee shalay ka dhacay gudaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar qorsheysan oo dagaalmayaasha Al-Shabaab ay saacadihii lasoo dhaafay ku dishay sarkaal Soomaali Kenyaan ah oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa telefoon kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga Recep Tayyip Erdoğan. Wadahadalkooda...
Dab khasaaro hantiyadeed dhaliyay ayaa Maanta oo sabti ah ka kacay Suuqa weyn ee magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle, kadib markii...
Rag hubeysan oo maleeshiyo beeleed ah ayaa xalay weerar sababay khasaaro dhimasho ah ka geystay Gobolka Galgaduud gaar ahaan tuulada Baalal-dheer oo...
Madaxweynaha Turkiga iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa yeeshay wadahadal telefoon oo ay uga hadleen xariirka labadaas dal iyo Kiiska badda u dhaxeeya...
HogaamiyahII dhanka Siyaasadda ururka Xamaas ee Falastiiniyiinta Ismaaciil Haniya ayaa lagu lagu dilay Tehran, aroornimadi hore ee Arbacada ee maanta sida ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa booqday Ciidamada...