Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa u gudbisay urur goboleedka igad dacwad rasmi ah oo ay uga ashtakoonayso xadgudubyadda dowladda kenya ay kula kacday...
Maxkamadda Sare ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa Galabta go’aan rasmi ah ka soo saartay kiiska 8 xubnood ka tirsanaa Baarlamaanka, kuwaas oo...
Madaxa maamulka ku meel gaarka ah ee dowlada Itoobiya u sameysay ismaamulka Tigray Dr. Mulu Nega ayaa maanta la wareegay shaqada cusub...
Wasiiru dowlihii hore ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Faarax Wehliye ayaa dib u celiyay gaari ay dowladda oo...
Shirar u dhexeeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa saacadihii lasoo...
Dawladda Kenya ayaa sheegtay in Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo kasoo degay magaalada Nairobi booqasho uu ku yimid dalkaasi. Wasaarada Arrimaha...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in muddada dhaqan galka dastuurka KMG ee dalka uu la dhammaanayo muddo xileedka...
Booliiska dalka Kenya ayaa soo saaray digniin ku aadan weeraro laga yaabo in gudaha dalka Kenya ka fuliyaan dagaalyahano katirsan Al Shabaab...
Madaxweynaha Xukuumadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka dhoofay garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargeysa, iyaga oo kusii...
Hanti dhowraha Guud ee Qaranka ayaa warqad uu soo saaray waxaa lagu faray illaa 14 masuul oo ka tirsan dowladda iyo qaar...