Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay Saraakiishii Ciidanka dowladda Federaalka ee todobaadkii horey lagu dilay duleedka degmada...
Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in bannaanbixii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho aan lasoo ogeysiin hay’adaha amniga...
Beesha Caalamka ayaa bayaan wadajir ah oo ay soo saareen ayaa waxay ku baaqeen baahida loo qabo inay kulmaan Madaxda dowladda Federaalka...
Golaha Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha ayaa si kulul Cambaareeyay rasaastii Maanta Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku fureen dad banaanbax...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa mar kale Maanta kulan la qaatay Madaxweynaha...
Dowladda Keny ayaa si qabow oo aan la fileyn uga jawaabay go’aankii xalay kasoo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ee ay xiriirka diblomaasi...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb galay kulan looga hadlay qoondada Haweenka ee Doorashooyinka ayaa ka hadlay arrimo la...
Xarunta Tiyaatarka Qaranka ayaa waxaa xiligaan waxaa ka socota Munaasabad looga hadlaayo qoondada haweenka ee Doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya....
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa warbixin ka dhegaystay Guddiga Dowladdu u...
Suuq weyn oo ku yaalla Xaafadda Galmudug ee ku taalla duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxaa aroornimadii hore ee saakay ka kacay dab...