Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas daqiiqado kahor uu ka...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Askari ka tirsan Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya oo gelinkii dambe ee shalay Nin Odey ahaa...
Maqribnimadii Caawa hooyo ayaa Caruurtii ay dhashay waxaa ay ku gubtay deegaan ku yaalla bariga Gobolka Togdheer ee Xukuumadda Somaliland, sida ay...
Warar lagu kasoonaan karo oo aan ka heleyno Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan inuu fashil kusoo dhamaaday...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Wasiiro Cusub, isagoo xilka qaadis ku sameeyay Wasiiro horey uga tirsnaa Golihiisa...
Dowladda Iiraan ayaa waxa ay daldashay weriye lagu eedeeyay in barnaamij dadku ay farriimaha isugu diraan uu u isticmaalay in mucaarad uu...
Shirka Wadatashiga Dakhli-wadaagga Kalluumeysiga dalka Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Kalluumeysiga Soomaaliya iyo Wasiirada Wasaaradaha Kalluumeysiga maamul Goboleedyada ayaa lagu...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa mar kale Maanta oo sabti ku celiyay in Baarlamaanka Soomaaliya uu...
Midowga Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah Magaalada Muqdisho kulan la qaatay Guddi isu xilqaamay xal...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo daqiiqado kahor ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Madaxtooyadii hore ee Cabdi...