Shacabka kunool Gobolka Banaadir ayaa arroornimadii hore ee saakay oo khamiis ah kusoo waaberiistay inta badan waddooyinka ku yaalla Magaalada Muqdisho ee...
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in xukuumaddu ay $200,000 (Labo boqol oo kun oo Doollar) ku...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo wafdi ballaaran ee uu hoggaaminayey oo safar qaatay muddo saddex cisho ah ugu maqnaa dalka Kenya ayaa...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markale soo saartay Amaro ku socda Muwaadiniinta Kenyanka ah ee ku sugan Soomaaliya iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed...
Guddoomiyaha guddiga lagu muransan yahayee doorashooyinka heer federaal Maxamed Xasan Maxamed ayaa kulan la qaatay danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz. Kulanka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa...
Safaaradda dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa joojisay dhammaan adeegyadii ay bixin jirtay, kadib markii...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta xukun dil ah ku riday rag ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab oo dilal ka geystay Magaalada Muqdisho...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud (Filish) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay banaanbixii rabshadaha watay ee ka dhacay...
Golaha Midowga Murashixiinta Muqdisho, ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin hub iyo saanad milateri oo dowladda Turkiga qorsheyneyso in ay u...