Guddiga doorashada heer Federaal ee lagu muransan yahay ayaa laga raray Hotelka Decele ee ku yaalla gudaha Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee...
Wasiirka amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Cabdirashiid Janan), ayaa beeniyay in jabhad uu ka abaabulayo xudduudda Kenya iyo Soomaaliya isla markaana aysan...
Dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka wada tirsan Milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka dhacay xaafaddo ka tirsan degmada Kaaraan ee Gobolka...
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa War Cusub kasoo saartay xaaladda Gobolka Gedo oo ay ku sugan yihiin Ciidamo k tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya,...
Waxaa Maanta qabuuro ku yaalla Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Aas wadareed loogu sameeyay Saraakiil ka tirsaneyd Ciidanka dowladda Federaalka oo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa xalay fiidkii oo Jimce ahayd booqday dadka ku dhaawacmay Qaraxii is-miidaaminta...
Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa Markab weyn oo nuuca dagaalka ah in uu u soo diray xeebaha Dalka Soomaaliya, waxaana ka soo...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo sabti ah kusii jeeda Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jamhuuriyada Jabuuti, isagoo ka...
Wararka aan ka heleyno deegaan ka tirsan Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Barri ee dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto abaabulka Milateri oo dowladda Kenya maalmaahan ka waddo xuduudka labada dal gaar...