Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada iyo ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxeen Saraakiishii ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska, ehelada shacabka iyo Saraakiisha Soomaaliyeed ee ku naf waayey qarixii...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Gen. Odawaa Yuusuf Raage ayaa si kulul uga hadlay Qaraxii gelinkii dambe ee Maanta ka dhacay Magaalada...
Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug hadana ah Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii...
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya iyo shacab badan ayaa ku dhammaday Qaraxii is-miidaaminta ahaa ee gabaldhicii Maanta ka dhacay afaafka...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax Is-miidaamin ah oo gelinkii dambe ee galabta ka dhacay goob ka...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu qarax Is-miidaamin oo aad u...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay magaalada Cadaado uga qeyb galay casho Sharaf loo sameeyay oo uu ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin dalka Jabuuti. Madaxweyne Farmaajo ayaa...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kulan ku yeeshay ku-xgeenka Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Richard Slack iyo xubno ka tirsan Guddiga doorashada heer...