Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada ee Maamulkaas oo Maanta ka dhacay Magaalada Jowhar...
Gelinkii dambe ee Maanta kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ayaa lagu weeraray Gobolka Galgaduud gaar ahaan degmada Balanballe,...
Al-shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay xeebta deegaan ka tirsan Gobolka Sanaag kala soo degay hub farabadan, sida ay sheegayaan wararka aan ka...
Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Itoobiya Abiy Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Moyale ee ku taalla xuduudka u dhexeeya labada...
Guddigii doorashada ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa saakay lagu xareeyay Hotelka Peace ee Magaalada Muqdisho, halkaas oo shalay la dejiyay Guddiyada doorasho...
Dabkaan ayaa barqannimadii Maanta ka kacay Guri ku yaalla degmada Hodan ee Gobolka Banaadir gaar ahaan meel ku dhow beerta lagu iibiyo...
Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo kamid ah saraakiisha Ciidanka Milatariga Soomaaliya dhawaana la sheegay in loo magacaabay taliyaha amniga Musharaxiinta...
Gelinkii dambe ee shalay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hotelka Peace ee Magaalada Muqdisho ku xareysay Guddiyada doorashada heer maamul Goboleed oo ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukuumadda Ingiriiska James Duddridge ayaa la...
Guddiga doorashada lagu muran yahay ee Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Gobolada Waqooyi ee Somaliland kuna xareysan Hotelka Decale ee ku dhex yaalla Garoonka...