Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay ganacsatada heerarkeeda kala duwan, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Puntland....
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dab xoogan oo Maanta ka kacay Suuq ku yaalla Magaalada Jigjig ee Xarunta dowlad deegaanka Soomaalida...
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska maamulka Galmudug ayaa duhurnimadii Maanta gacanta ku dhigay rag hubeysan oo saakay qof Caan ahaa ku dilay...
Xukuumadda Somaliland ayaa baaq u dirtay Caalamka caalamka, iyagoo ku celiyay inay yihiin dal ka madax-banaan Soomaaliya, isla markaana aysan khuseynin shirarka...
UK waxaa saakay si rasmi ah uga bilowday talaalka Covid-19, iyadoo Margaret Keenan oo isbuucan noqoneysa 91 jir, ay noqotay qofkii ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa waxaa la filayaa in maalinta berri inuu booqasho rasmi ah ku tego dalka Kenya, taasi oo...
Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa si rasmi ah u shaacisay dhegaysiga dacwad la xiriirta sax-ahaanshaha xilka xayuubintii lagu sameeyay 8 mudane oo...
Waxaa Maanta oo tallaado kulan aan caadi aheyn Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho ku yeelanaya Midowga Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha oo...
Israsaaseyn u dhexeeysay rag hubeysan oo Maleeshiyaad ah oo saaka dhacday duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug, sida ay sheegayaan wararka...
Warar lagu kalsoonaan karo oo helany ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu maalmo kahor ka baaqday Munaasabad lagu...