Waxaa Magaalada Muqdisho soo gaartay wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Kenya Raychelle Omamo, iyada oo siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada...
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta kasoo degtay diyaarad sida tallaalka Oxford/AstraZeneca ee Cudurka halista ah ee COVID-19...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in xaafad ka tirsan Magaaladaas lagu arkay Meydka...
63 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la soo dhaafay ayaa laga diiwan gashay dalka sida ay sheegtay Wasaarada Caafimaadka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran ilaalinta Hantida Qaran iyo madaxbannaanida dalka ayaa...
Waxaa Maanta oo Axad ah lagu wadaa in Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho soo gaarto Wasiirka Arrimaha dibadda dowladda Kenya Raychelle Omamo...
Guddiga doorashada Somaliland ee garabka Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa goor dhoweyd Guddoon ku doortay Magaalada...
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeey xubnaha Guddoonka Gudiga Guddiga Doorashada Somaliland ee SEIT ee maanta oo Sabti ah is...
Doorashada Guddoonka Gudidda hirgelinta doorashada gobolada Waqooyi/Soomaliland oo ka qabsoontay Teendhada Afisyoone ayaa goor dhowed la soo gabo gabeeyey iyadoo Guddoomiyaha Gudidda...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamed Guled ayaa maanta xariga ka jaray hanaanka lacag bixinta mideysan ee bankiyada dalka. Kullanka daah-furka...