Waxaa goor dhow lagu wadaa in Teendhada Afisyooni ee Muqdisho ay ka bilaabato Doorashada Guddoonka Guddiga Somaliland, xili uu taagan yahay khilaaf...
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken, ayaa si kulul u cambaareeyay weerar Arbacadii Xukuummadda Suuriya ee uu hoggaamiyo Bishaar Al-Asad ku qaaday...
Dowladda Mareykanka ayaa mas’uuliyiin ka tirsan ururka Al.-Shabaab ku daray liiska argagixisada caalamiga ah. Sida ku cad war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska...
Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa maalinta berri oo Axad ah kusoo wajahan wafdi ka socda Dowladda Kenya oo ay hoggaamineyso...
Taliska Ciidanka Daraawiishta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay la wareegeen saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanno dhaca Koonfurta Gobolka Mudug ee...
Waxaa Maanta oo sabti ah lagu wadaa in Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada Guddoonka Guddiga Somaliland ee maamulaya...
Ilo dhanka Ammaanka ayaa sheegay in Markab nooca Shidaalka daabula lagu afduubtay meel ka baxsan Xeebaha dalka Imaaraadka Carabta. Markabkaasi ayaa la...
Bayaan ka soo baxay Ururka Daalibaan ayey ku sheegeen inay ka dambeeyeen Qarixii lala beegsaday Wasiirka Difaaca ee dalkaasi, Jeneral Bismillaahi Maxamedi...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulamo ku saabsan Arrimaha Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka waxaa uu la yeeshay Guddoonka...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee Maanta uu soo gudbiyo Liiska...