Baadariga Paul Udogu oo u dhashay Nigeria ayaa dowlad-goboleedyada iyo federaalka dalkaas ugu baaqay in ay wax ka qabtaan dhibaatada haysata bulshada....
Doorashada Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SOomaaliya ee Puntland ayaa ka bilaabatay Xarunta Baarlamaanka Maamulkaas ee Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka...
Taliska Ciidamada Xoogga dalka qeybta 60-aad ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Caasimadda kumeerka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed kusoo Bandhigay Sarkaal ay...
Saacadaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in Xubno ka mid ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya, ay safar ku tagaan magaalada...
Doorashada Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee Puntland ayaa Maanta oo Arbaco ah lagu wadaa inay ka dhacdo Magaalada Garoowe ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya ayaa isaga iyo wafdigiisu ay Aqalka...
Waxaa xalay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho la keenay Meydadka shacab ah oo aan waxba galabsan oo gelinkii dambe ee shalay Ciidamo...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa saqdii dhexe ee xalay soo saaray qeyb kamid ah Liiska Musharaxiinta u tartameysa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta kulan la qaatay laamaha amniga, isaga oo faray xoojinta amniga guud ee...
Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ayaa maanta oo Talaado ah shaaciyay guddiga qabanaya doorashada Aqalka sare. Guddooomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay guddigan oo...