Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 70 xaalado cusub...
Dowladda Shiinaha ayaa si cad u diiday baaqii Ururka Caafimaadka Adduunka ee ku saabsanaa in baaritaan cusub lagula sameeyo ciiddeeda si loo...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa ka qayb galay Aaska Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Marxuum Cabdullaahi Abyan Nuur...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad lagu daah-furayey Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuq-maasuqa...
Wararka aan ka heleyno deegaan duleedka ah Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in gabaldhicii galabta lagu dilay...
Wafdi ballaaran oo Maanta gaaray Baladweyne iyo soo dhaweyn loo sameeyay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta gaaray wafdi...
Qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Caasimadda deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa saaka isugu soo baxay garoonka kubadda cagta ee magaalada jigjiga...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa...
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow waxaa shir Allaabada u xiran yihiin uga bilowday Hotelka Jazeera ee Magaalada Caasimadda ah ee...
Webiga Shabeelle ayaa fatahaad ku sameeyey tuulda Boodaale oo ka mid ah tuulooyinka hoos yimaada Magaalada Jowhar ee Caasimada dowlad Goboleedka Hirshabeelle,...