Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Maanta ka ambabaxay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa...
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amniga Mamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) oo la heshiiyay dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay warar saacadihii la...
Maleeshiyada Taalibaan ayaa galay caasimadda Afghanistan ee Kabul maanta oo ah Axad ah, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha,...
Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa goor dhow Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Xasan Xuseen Xaaji u doortay Senatar Aqalka Sare ee...
Waxaa maalintii labaad galay Shirka Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya uga socda Hotelka Jazeera ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, kaasi oo shalay...
Wafdi ka socda Guddiga xalinta Khilaafaadka Doorashada oo uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Maxamed Ibrahim Barre ayaa u ambabaxay Magaalada Baydhabo ee...
Guddoomiyaha Urrurada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed Cismaan Muxudiin Shaatax ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin sida ay ku bilaawdeen doorashooyinka dalka, kuwaas...
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax miino nooca dhulka la geliyo ah ee laga hago meelaha fog-fog oo saacadihii lasoo...
Madaxweynaha Afgaanistaan Ashraf Ghani ayaa khudbad uu u jeediyay shacabka ku sheegay in la tashiyo ay u socdaan dowladda dhexdeeda iyo la...
Ciidamada Booliska Gobalka Bari ayaa howlgal amniga lagu sugayo ka sameeyay Xaafadaha Magaalada Boosaaso ee Caasimadda Ganacsiga Gobalka Bari. Howlgalkan ayaa ujeedkiisu...