Dagaalyahano katirsan Al-shabaab ayaa galinkii dambe ee shalay weerar culus ku qaaday deegaanka Cadakibir ee kuyaala Duleedka magaalada Cadaado halkaas ay ku...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa sheegay in doorashadii dhawaan ka dhacday Galmudug ee Aqalka Sare ay jireen dad reer Galmudug...
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waaberigii hore ee saakay xaafad ka tirsan degmada Deyniile ee Gobolkaan Banaadir ku...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo dhameystiray Liiska Musharaxiinta Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ee...
Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal Marxuum Cabdullaahi Abyan Nuur ayaa xalay ku geeriyooday Isbitaalka martiini ee magaalada Muqdisho. Guddoomiye Cabdullaahi...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdigii uu hogaaminayay ee safarka shaqo ku jooga Dalka Kenya ayaa gaaray magaalada Nairobi...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay doorashadii Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee Maanta ka dhacday Magaalada Garoowe...
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa Maanta oo Arbaco ah ka dhacday doorashada Senatorada Puntland ku metalaya Golaha Aqalka Sare ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo Arbaco ah wadahadal dhinaca qadka teleefoonka kula yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilalkii Goor dhow ka qaaday Guddoomiyeyaal...