Maxkamadda Ciidamada Milateriga Somaliland ayaa Maanta oo Arbaco xukun dil toogasho ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland oo 5-tii bishii...
Sawirro:-Nin dil ka geystay Suuq ku yaalla Magaalada Muqdisho Ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Maamulka degmada Kaaraan ee...
Waxaa goordhaw Magaalada Muqdisho ka ambabaxay wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Khadiija Maxamed Diiriye, kuwaas oo ku wajahan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay hogyiiga magaalada Qaahira ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Sheekha Al Azhar Dr. Axmed Altayib oo uga mahadceliyay doorka...
Xubno ka tirsan Guddiga Hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa ka hadlay habraacii Doorashada Golaha Shacabka oo Maanta talaado ah kasoo baxay Guddiga...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Xaaji (C.Carab) ayaa maanta kulan miro dhal ah la...
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa ka hadlay geerida Guddoomiyihii deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Magaalada Muqdisho, kaasi oo...
Wararka laga helayo deegaanka Shabeellow ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada daraawiishta Galmudug iyo maleeshiyada Al-Shabaab uu ka...
Wasiiro Dowlaha Wasaarada waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed (Jaabiri) ayaa sheegay in 20 sano oo waqti iyo qarash badan lagu bixiyay dalka...