Midowga Musharaxiinta ayaa kasoo horjeestay habraacii ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaranka ee ahaa doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya....
Mas’uuliyiinta Gobolka Bari ee Puntland, ayaa digniin culus ka soo saaray roobab dabaylo wata, oo sida saadaashu sheegtay saacadaha soo socda ku...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa uu kulan gaar ah la...
Koox Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay deegaan ka tirsan Magaalada Cape-Town ee dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed...
Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdi Muumin Cilmi Iidow ayaa xalay ku dhawaaqay inuu iska Casilay xilkii Afhayeenimo ee...
Wasaaradda caafimaadka ee XFS ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 136 xaalado cusub oo...
Maanta ayaa qorshuhu ahaa in Magaalada Muqdisho uu ka furmo Shirka Golaha wadatashiga doorashooyinka oo ka kooban Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda Dowlad...
Maanta oo Arbaca ah ayay ku egtahay xiliga loo qabtay Baarlamaanka Malaysia inay soo doortaan Ra’iisulwasaare cusub kadib markii uu isniintii lasoo...
Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda doorashooyinka heer Federaal ee FEIT Cabdi Xiis Udaan ayaa Warqad Qoraal ah u diray Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta uu shir uga furmay Madax ka socota Golaha Nabadda Midowga Afrika oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho...