Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda iyo Al-shabaab oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay duleedka degmada...
Madaxweyne ku xigeenka Kenya, William Ruto, ayaa ku tilmaamay tallaabadii looga joojiyay safar uu ku aadayay dalka Uganda qorshe ka dhan ah...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 64 xaalado cusub...
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan ayaa magacaabay xubnaha Guddiga ee qabashada doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. 15-xubnood...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Xafiiska Ururka Iskaashiga Islaamka ee Soomaaliya....
Maamulka Galmudug ayaa Maanta Arbaco ah soo saaray awaamiir lagu sugayo amniga deegaanada Maamulka gaar ahaan amniga Magaalooyinka lagu qabanayo doorashada Xildhibaanada...
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa daqiiqado kahor shaaciyay waqtiga ay dhaceyso doorashada Guddoonka Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ee...
Labo Hay’ado Samafal oo Caalami ah ayaa sheegay inay Dowladda Ethiopia xayirtay Hawlgaladii ay ka wadeen Gobalka Tigrayga. Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xuduudka...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta ka qeyb galay Shirka Wasiirrada Maaliyadda ee Afrika iyo Bangiga...
Guddoomiyaha Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Ciro ayaa sheegay in Gudiyada doorashooyinka aysan qabin cabsi badan oo ku aadan inay...