Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu soo gudbiyo liiska Musharaxiinta u tartamaya...
Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada ayaa waxaa lagu faafiyay warar sheegayay inuu jiro heshiis isku tanaasul ah oo la dhex...
Nin u dhashay dalka Senegal oo xirnaa dharka Haweenka ayaa la qabtay, xilli uu si xeelladaysan uu Imtixaanaadka uga galayey saaxiibtiisa. Waxa...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga xaqiijinta qoondada Haweenka ee Golayaasha Baarlamaanka...
Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay in howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee looga xoreynayo Gobolka Mudug uu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka ayaa xalay kulan fogaan arag ah qadka ZOOM-ka ku yeeshay....
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan...
Guddoomiyaha Baarlamaanka dawlad Gobaleedka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa Maanta magacaabay xubnaha Guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka...
Wasiirkii gaashaanidhigga dalka Tanzania Elias Kwandikwa ayaa geeriyooday sida uu sheegay wargeyska The Citizen eek a soo baxa dalkaas. Elias Kwandikwa oo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahan Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa awaamiir kasoo saaray Gawaarida Xamuulka ee Istecmaala Dekadda Magaalada Muqdisho,...