Madaxweyne Farmaajo“Goobtii ay xalay weerareen waa meel ay inta badan isugu yimaadaana dhallinyarada dugsiyada sare iyo jaamacadaha ee ay da’dooda u dhaxeyso...
Safiirka Dowladda Itoobiya i fadhiya maamulka Garoowe ee Puntland ayaa Canaan dhagaha kala raacay Madaxweynaha maamulkaas Cabdiweli Gaas iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka...
Suuqyada Magaalada Hargeysa, Gaar ahaana suuqa weyn ee Waaheen ayaa waxaa weerar ba’an ku haya tuugta koox koox u socota oo xadaya...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlayay weerarkii Maqaayadda Pizza House, halkaasoo lagu dilay dad u badnaa rayid oo...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay weerarkii lagu qaaday Maqaaxidaha posh Treats iyo Piza House. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay...
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee gaashaan ayaa saaka soo afjaray howlgal ay tan iyo xalay ka wadeen maqaayadaha Pizza House...
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan ayaa goor dhow oo saaka ah soo gaba gabeeyay howl galkii ka socday Maqaayadda...
War Deg-deg ah;Iska horimaad hubeysan oo u dhexeeya ciidamada dowlada iyo maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ayaa ka socda duleedka Koofureed ee magaalada...
Waxaa Caawa Baabuur qarax laga soo buuxiyey lagu weeraray Posh Treats oo ah meel lagu caaweeyo oo ku taal Magaalada Muqdisho gaar ahaan...
Meydad hor leh ayaa saaka laga soo saaray Maqaayadda Pizza House oo xalay ay weerareen dabley hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab, iyadoo...