Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markii u horeysay ka hadlay xaalada jahwareerka dhalisay ee dhiibidii C/kariin Sheekh Muuse...
HALKAN KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYEY…..
Wararka naga soo gaaraya magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalkan Mareykanka ayaa sheegaya in xalay haweeney Soomaaliyeed uu dhaawac nin la...
Waxaa Maanta Siweyn Loogu Soodhaweeyay Magaalada Widhwidh Madaxweyne Kuxigeenka Khaatumo Maxamud Cabdilaahi Caanonuug Saaka Kasoo Kicitamay Dhankaasi Buuhoodle Madaxweyne Kuxigeenka Ayaa Waxaa...
Golaha Dhambaal oo ah Golle ay ku bahooben Aqooyahano,Qorayaal iyo waliba Cilmi-baadhayaal dhalinyaro ah ayaa caawa kulan Cilmiyeed si heer sare ah...
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku kala aragti duwanaaday arrinta sarkaal ka tirsan Jabhada ONLF C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi-Dhagax), kaasi oo la sheegay...
Marwo Khadra Maxamed Cabdi oo ah Xaaska C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax ayaa faahfaahisay qaabka ay kutimid dhiibista Seygeeda oo loo gacan...
Ciidamada ammaanka Gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay mid ka mid ah dadka la shaqeeya Magafaha dalka Libya, dadkana ka tahriibin jiray deeganada...
Waxaa magaalada Jowhar si aad ah looga dareemayaa u diyaargarowga doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ka dib markii 4-ta bishii la soo dhaafay...
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha ee Khaatumo Abdikariim Maxamuud Dhagaweel Ayaa Ka Hadlay Wadahadalka Khaatumo iyo Somaliland Dhinaca Kale Wasiirka ayaa ka Hadlay...