WARARKA SOOMAALI

Daawo:Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Shiikh oo ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee Somalia iyo Fariin uu Shacabka u diray-Video

Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Dhacdooyinka ugu dambeeyay ee Soomaaliya Xiligan, Wuxuuna sheegay inuu dalku Horey u socdo, Islamarkaana uu Filayo inuu gaadho meel kasii wanaagsan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Xasan ayaa wuxuu Xusay in waxyaabaha yar-yar ee ka dhaca uu dalku ka Muhiim sanyahay, Wuxuuna Bulshada ugu baaqay inay la shaqeeyaan Dawladda, Sidoo kale wuxuu ugu Hambalyeeyay Munaasibada Ciida.

SOMALI NEWS

To Top