WARARKA SOOMAALI

Daawo:Odayaasha dhaqanka ee Beesha Ogaadeen oo ka hadlay arrinta Qalbi-Dhagax iyo Weerar ay ku qaadeen Xildhibaan Sakariye-Video

Qaar kamid ah Madax dhaqameedka magaalada Jigjiga ayaa ka hadlay Arinta Cabdikariim Qalbi-dhagax oo Mudooyinkii ugu dambeeyay siwayn loga hadal hayey Guud ahaanba Soomaaliya, Waxayna sidoo kale eedayn dusha uga tuureen dadka Arintaasi ka hadlay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

“Anaku Soomaaliweyn ma nihin Itoobiya ayaa nala yiraahdaA. walaalahayaga Soomaaliya waxan leeyahay hadaa wax taraysaan Shabaab iska celiya.. Arimahayaga boos idiinkama banaane..” Ayuu yidhi mid u hadlay Madax-dhaqameedka.

Sidoo kale waxay eedayn u jeediyey Xildhibaan Sakariye oo kamid ah Kuwa sida adag uga soo Horjeeda Itoobiya, Iyagoo ku eedeeyay inuu yahay Xagjir.

SOMALI NEWS

To Top