Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa xilka loo magacaabay 6-dii bishii April ee sanadkii hore 2017, waxaa...
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay mamnuucay dhaq dhaqaaqa wax iska caabinta ee NRM, iyadoo ku tilmaamtay inay yihiin burcad. Arrintan ayaa...
Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Donald Trump Ayaa Jeediyey Khudbada Sanadlaha ah ee Qaranka Waxaana uu ka Hadlay Arrimo Gudaha Maraykanka ah iyo Kuwo...
Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid ee Somaliland ayaa eedeeyey Wasaarada Warfaafinta Maamulka Somaliland Waxaana ay ku eedeeyeen Musuq maasuq Xadhkaha Goostay Sida...
Hogaamiyaha dalka Kenya Raila Odinga ayaa maanta loo dhaariyay Madaxweynaha dalka Kenya kadib munaasabad balaaran oo lagu qabtay Fagaaraha Xuriyada Uhuru Park...
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay,kadib markii uu ka qeybgalay...
Odayaasha Gobalka Saaxil oo maanta Shir ku qabtay Magaalada Berbera aaa eedayn iyo su,aalo adag waydiiyey Wasiirka Biyaha Maamulka Somaliland Saleebaan Koore...
Wararka ka imaanaya gobolka Bari gaar ahaan degaanka Sugurre ee duleedka Magaalada Boosaaso ayaa waxay sheegayaan in qarax Miino lala eegtay ciidamo...
Maxkamada Ciidamada ee Bariga Maamulka Somaliland ayaa Maanta Xukuntay Khamri Tiro Badan iyo Sadex Qof oo ka Gacansanayey. HALKAN KA DAAWO VIDEO...
Taliyaha Saldhigga dhexe ee Garoowe,Dhamme. Maxamuud Muuse Bile(Fardafuul) oo xalay shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa si faahfaahsan uga warbixiyey xaaladda guud...