WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Mid kamid ah Wasaaradaha Muuse Biixi oo eedo kulul dusha laga saaray-Video

Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid ee Somaliland ayaa eedeeyey Wasaarada Warfaafinta Maamulka Somaliland Waxaana ay ku eedeeyeen Musuq maasuq Xadhkaha Goostay Sida uu Xajiiyey Cabdinaasir Muxumed Xasan (Buuni) oo ka mid ah Xisbiga Ucid.

halkan ka daawo video

Maamulka Somaliland ayaa inta Badan Masuuliyiintiisa Lagu Xantaa Musuq maasuq Waxaana Dhowaan Maamulka Somaliland sheegeen inay la Dagaalami Doonaan Musuq Maasuqa.

SOMALI NEWS

To Top