WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Askar tirsan Ciidamadda Maamulka Somaliland oo Khamriga ka ganacsan jiray oo Maanta la xukumay-Video

Maxkamada Ciidamada ee Bariga  Maamulka  Somaliland ayaa Maanta Xukuntay Khamri Tiro Badan iyo  Sadex Qof oo ka Gacansanayey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Deegaanada Maamulka Somaliland ayaa Dhibane u Noqday Maandooriyaha Khamriga Waxaana Sidan oo kale Todobaadkan Lagu Qabtay Khamri Magaalada Gabiley.

SOMALI NEWS

To Top