WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Garoowe Dil xalay ka dhacay iyo Xaalad Amni daro oo ka taagan-Video

Taliyaha Saldhigga dhexe ee Garoowe,Dhamme. Maxamuud Muuse Bile(Fardafuul) oo xalay shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa si faahfaahsan uga warbixiyey xaaladda guud ee Amniga caasimadda Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Taliye Fardafuul ayaa  ka hadlay dilal ka dhacay Hargeysa oo ay geysteen Kooxo Maafiyo ah oo Dadka Mobilada ka dhacaya Kuwaas oo baryahanba amni daro xoggan ka waday Magaalada Garoowe.

 

SOMALI NEWS

To Top