WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Dagaal Qadhaadh oo ka soconaya Dalka Yeman iyo Xiisad culus oo ka aloosan-Video

Magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa waxaa ka dhacay dagaalo Qadhaadh iyadoo Mudooyinkii ugu dambeeyay ay sii Xoogaysteen dagaalada iyo Xiisadaha ka taagan dalkaasi Yemen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shacabka dalkaasi ku dhaqan ayaa siwayn uga Qoomameeyay Ciidamo la sheegay inay ka Amar qaataan Imaaraadka Carabta, Sidoo kalana Waxaa sii Kordhaya Khasaaraha uu gaysanayo dagaalka ka socda dalkaasi yemen, Iyadoona dhowaan lagu dilay dalkaasi Madaxwaynihii hore ee Yemen Cali Cabdalle Saalax.

HALKAN KA DAAWO VIDEO WARBIXINTA 2

Awooda dalka yemen ayaa waxaa ku loomaya Xuutiyiinta  iyo Xulufada ay Hogaaminayaan Sucuudiga iyo Imaaraadku.

SOMALI NEWS

To Top