Taliyihii hore ee Nabadsugida C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa dhaliilay qaabkii ay u dhacday doorashadii 28-kii bishii January uu ku waayay kursigii...
Xafiiska Waxrabashada Maamullka Somaliland Gaar ahaan Dhanka Imtixaanaadka ayaa Sheegay in Dhibaatooyin Kala Duwan ay kala Kulamayaan Baraha Bulshadu ku Xidhiidho. HALKAN...
Gelinkii danbe ee shalay ayaa kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen wasiiru dowlaha wasaaradda dekedaha, iyo Ilaalada badaha Puntland, Axmed Siciid Cabdi...
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ku-xigeenka Maaliyadda iyo Xog-hayaha gobolka ayaa kulan la qaatay...
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee caasimada maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in xiisadi ka taagan tahay xarig loo geestay Xildhibaan Axmed Taajir...
Shacabka ku dhaqan magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa si kuluul uga hadlay xiisadaha ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool,...
Maxamed C Obsiiye oo kamid ahaa Wasiiradii Xukuumadii Siilaanyo ayaa Maamulka Muuse Biixi ku dhaliilay go’aanka uu ka qaatay Sixir Bararka, Wuxuuna...
Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta kula hadlayey magaalada Hargeisa ayaa sheegay inaysan Wanaagsan Xaalada Caafimaad ee Suldaanka Beelaha isaaq Suldaan Maxamed Suldaan...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ismaaciil Axmed Maxamuud, kaasoo ka mid ahaa arday shalay ka...
Waxaa Magaalada Burco xarunta gobolka togdheer ka dhacay shil sababay dhimashada taliyihii wadooyiinka ee gobolka togdheer ee maamulka somaliland mr soofadhiiste, HALKAN...